Masuliyiinta X.Xoolaha ee fulinaya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta S/land oo socdaal shaqo kusoo maray dhul daaqsimeedka Deeganka Aroori

Masuliyiinta X.Xoolaha ee fulinaya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta S/land oo socdaal shaqo kusoo maray dhul daaqsimeedka Deeganka Aroori

23 March 2015

 Waxay Cabir saxa ku soo sameeyeen Afarta koone ee Dhul-daaqsimeedka Aroori Hawlwadeenada Wasaaradda Xanaananda Xoolaha ee fulinaya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta...

Wafti ka socday wadamadda deeq bixiyayaasha Sanduuqa Horumarinta S/land oo kormeer ku soo maray mashaariicda wasaaradda beeruhu ka fulinayso deegaanka Abu-riin

Wafti ka socday wadamadda deeq bixiyayaasha Sanduuqa Horumarinta S/land oo kormeer ku soo maray mashaariicda wasaaradda beeruhu ka fulinayso deegaanka Abu-riin

23 March 2015

Waftigu waxay soo kormeereen Ballayda dib u dhiska iyo Dayactirka Lagu sameeyey ee Aburiin Waftigan oo Ka Koobnaa Wasiirka Wasaaradda...

Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka iyo wasiirku xigeenka cusub ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta

Munaasibad ay xilka kula kala wareegayeen Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta qaranka iyo wasiirku xigeenka cusub ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda qorshaynta

23 March 2015

Munaasabad Xil- wareejinta oo lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta Manuusibadan ay xilka kula kala wareegayeen Wasiir ku xigeenkii hore ee...

Hawlwadeenada Wasaaradaha fuliya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta S/land (SDF)ee wax ka barta machadka dawlada CSI, ayaa booqasho aqoon korodhsi ah ugu baxay degaanka Abu-riin

Hawlwadeenada Wasaaradaha fuliya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta S/land (SDF)ee wax ka barta machadka dawlada CSI, ayaa booqasho aqoon korodhsi ah ugu baxay degaanka Abu-riin

23 March 2015

Ardaydu waxay booqdeen Balayada lagu sameeyey dayactirka iyo dib u habaynta ee Cara-muuse case iyo Maxbuubta Ardaydan oo barata Culuumta...

Kulan lagaga hadlayay ilaha koboca dhaqaalaha S/land ayaa lagu qabtey Hotel Maansoor

Kulan lagaga hadlayay ilaha koboca dhaqaalaha S/land ayaa lagu qabtey Hotel Maansoor

23 March 2015

Kulanka waxa lagu soo bandhigay warbixin laga soo ururiyay ilo dhaqaaleed kala duwan Shirkan Kobaca ilaha dhaqaalaha Somaliland oo uu...

Safarkii Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sa'ad Ali Shire iyo Agaasimaha guud ay ku tageen

Safarkii Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Dr. Sa'ad Ali Shire iyo Agaasimaha guud ay ku tageen

16 March 2015

WasiirkaWasaraadda Qorshaynta Qaranka iyo Wafti uu hogaaminayo ayaa safar shaqo oo qaatay Mudo lix maalmooda kusoo maray Gobalada Saaxil Togdheer,Sool...

Wafti Wasiirro ah oo safar shaqo ugu maqnaa Kenya ayaa dalka dib ugusoo laabtay.

Wafti Wasiirro ah oo safar shaqo ugu maqnaa Kenya ayaa dalka dib ugusoo laabtay.

16 March 2015

Weftigii Wasiiradda ahaa ee hawlahaa shaqo ku joogay Dalka kenya ayaa dib ugu soo laabtay dalka. Weftigan oo ka koobnaa...

Wasaaradda D&HR oo kulan ugu qabatay Hotel Ambassador shaqaalaha iyo isuduwayaasha gobolada ee wasaaradda

Wasaaradda D&HR oo kulan ugu qabatay Hotel Ambassador shaqaalaha iyo isuduwayaasha gobolada ee wasaaradda

18 February 2015

Tababar ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer miyiga ayaa lagu qabtay Hotel Ambassador ee Magaalada Hargeisa 16/2/2015,...

Ministry of Environment and Rural Development launches Training Needs Assessment for Regional Officers

Ministry of Environment and Rural Development launches Training Needs Assessment for Regional Officers

18 February 2015

The Ministry of Environment and Rural Development has organized one day training at Ambassador Hotel on 16th February 2014, that...

Qiimaynta Mashruuca biyaha Hora-haadley

Qiimaynta Mashruuca biyaha Hora-haadley

14 February 2015

Masuuliyiinta Wakaalad Biyaha Hargeisa ee fuliyanaya Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee Wakaalada Biyaha oo ay wehlinayaan Xubno ka mida Xafiiska...

Xafladda Furitaanka Mashruuca Dib u dhiska Wadada isku xidha Lafaruur-Berbera-Sheekh

Xafladda Furitaanka Mashruuca Dib u dhiska Wadada isku xidha Lafaruur-Berbera-Sheekh

07 February 2015

Xafladda Furitaanka Mashruuca Dib u dhiska Waddada isku xidha Lafaruug– Berbera – Sheekh 26 November 2014 Dawladda Somaliland waxa ay...

Official handover of motor vihicles

Official handover of motor vihicles

27 January 2015

Official Handover of Motor Vehicles to Ministries and Agencies Implementing SDF Funded Projects The Somaliland Development Fund has today officially...

Latest vidoes


Welcome MoNPDGargoorey Water supply sub-projects.Aburiin