Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo ka gudoomay hayadaha FAO & Care Qaadhaan lacageed oo ay ugu tallo galeen kasoo kabashada abaaraha

Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo ka gudoomay hayadaha FAO & Care Qaadhaan lacageed oo ay ugu tallo galeen kasoo kabashada abaaraha

wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Somaliland Md Maxamed Ibrahim Adan(Qabyo-tire) ayaa maanta ka gudoomay hayadaha FAO iyo Care International lacag ay ugu talo galeen ka soo kabashada abaaraha.lacagahan ayaa...

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qorshaha Horumarka Qaranka JSL Ee (2017-2021)

Madaxweynaha Somaliland Oo Daah-furay Wejiga Labaad Ee Qorshaha Horumarka Qaranka JSL Ee (2017-2021)

Qorshaha Horumarinta Qaranka waxa diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL Hargeysa, 29 Juulaay, 2017–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Daah furay Wejiga labaad ee Qorshaha Horumarinta Qaranka Somaliland...

Wasiirku-xigeenka cusub ee wasaaradda qorshaynta qaranka oo xilkii la wareegay

Wasiirku-xigeenka cusub ee wasaaradda qorshaynta qaranka oo xilkii la wareegay

Munaasabaddan oo ay ka soo qaybgaleen Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Dr. Sacad Cali Shire, Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Prof. Maxamed Mixile Boqore, Wasiir-dawlaha Wasaaradda Qorshaynta Cismaan Xasan Aw Jaamac, Safiirka...

Halkan ka Daawo:Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL, ayaa qaadhaan lacageed ka gudoomay Ururuadda iyo Hay'adaha Islaamiga

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL, ayaa qaadhaan lacageed oo gaadhayaa $7200 ka gudoomay Ururuadda iyo Hay'adaha Islaamiga ah ee ka hawlgala Somaliland. Qaadhaanka ayaa ay hay'adahani waxay ka soo ururiyeen...

Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo xafiiskiisa kula kulmay Agasimayaasha Hayadaha Manhal,Hargaysa International iyo Arab Medical Union

Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka oo xafiiskiisa kula kulmay Agasimayaasha Hayadaha Manhal,Hargaysa International iyo Arab Medical Union

Kulankan oo ka qabsoomay xafiiska wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka Md Maxamed Ibrahim Adam (Qabyo tire) oo xafiiskiisa kula kulmay agaasimayaasha cisbitaalada caalamiga ee Hargaysa International Hospital Dr Abdul aliim Thulba,Manhal...

Shir ay iskugu yimaadeen Dhamaan Hayadaha Islaamiga ah ayaa ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta

Shir ay iskugu yimaadeen Dhamaan Hayadaha Islaamiga ah ayaa ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta

Shirkan oo u gudoominayay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Somaliland Mud. Maxamed Ibraahim Aden (Qabyo tire) ayaa waxa ku wehelinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha Waaxda isu-duwida ee Wasaaradda, La taliyaha Wasaaradda...

Halkan ka Daawo: wasiirka Qorshaynta Qaranka oo kormeeray mashaariicda ka socda gobolada bariga ee laga maal galiyo SDF

Halkan ka Daawo: wasiirka Qorshaynta Qaranka oo kormeeray mashaariicda ka socda gobolada bariga ee laga maal galiyo SDF

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo kormeeray mashaariicda ka socda gobolada bariga ee la maalgalinayo sanduuqa horumarinta somaliland ee SDF

Kulan ay iskugu yimaadeen ururadda Maxaliga iyo kuwa caalamiga ah ee islaamiga ayaa ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta

Kulan ay iskugu yimaadeen ururadda Maxaliga iyo kuwa caalamiga ah ee islaamiga ayaa ka qabsoomay Xarunta Wasaaradda Qorshaynta

Kulankan oo uu gadhwadeen ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Somaliland Mud. Maxamed Ibraahim Aden(Qabyo-tire) oo ay wehilnayeen Agaasimaha Samalfalka Madaxtooyadda Marwo Amina Maxamuud Diiriye, la taliyaha Wasiirka Qorshaynta ee...

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL ayaa gaadhi land-cruiser ah ku wareejiyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL ayaa gaadhi land-cruiser ah ku wareejiyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka JSL Mud. Maxamed Ibraahim Aden (Qabyo-tire) ayaa gaadhi land-cruiser ah ku wareejiyey Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA

Halkan ka daawo:Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo furay kulan lagu gorfeynayey sidii looga gaashaman lahaa abaaraha

Halkan ka daawo:Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo furay kulan lagu gorfeynayey sidii looga gaashaman lahaa abaaraha

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mud. Maxamed Ibraahim Aden (Qabyo-tire) ayaa furay kulan lagu gorfeynayey sidii looga gaashaman lahaa abaaraha soo noqnoqonaya, iyo sidii loo horumarin lahaa nolosha dadyowga reer miyiga.