Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Wasaaradda Xanaanada Xooloha oo soo gabagabeeyey hawlo shaqo oo ay ka fuliyeen Deegaanka Aroori

Masuuliyiinta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee fulinaya Mashruuca Laga taageero Sanduuqa Horumarinta Somaliland SDF ee laga fulinayo Deegaanka Aroori ayaa soo Gabagabeeyey hawlo shaqo oo ay ka wadeen Degaanka Aroori mudo Afar maalmooda. Mudadan afarta maalmood ahayd ayay Masuuliyiintani Waxay  qiimayn  ku  samaynayeen  dhulka uu daaqu ka nabaad guuray iyo  waxyaabaha keena nabaad guurka Ujeedada Qiimayntan ayaa ahayd sidii loo ogaan lahaa meelaha ay dhirta iyo daaqu ka nabaad guureen ee Degaanadaasi, si looga hortago fiditaanka nabaad guurka dhulka. Sidoo kale qiimaynta ayaa waxaa ku jirtay in la ogaado Nooca dhirta ama daaqa ka baxa Banka Aroori, si loogu soo celiyo Dhirtii iyo Daaqi hore uga bixi jiray ee ka nabaad guuray. Axmed Ibraahin Warsame oo ku takhasusay Arimaha nabaad guurka dhulka kana mid ahaa khubarada waday hawlahan qiimaynta ayaa ka waramay waxyaabaha keena nabaad guurka  Dhirta iyo Daaqa isagoo xusey inay sababaan arimaha ay ka midka yihiin ,Biyaha Qulqulka ee dhexmaraya Dhul-Daadsimeedka ,nasin la’aan dhulka aan la nasinayn iyo Xaalufinta ama jarida dhirta . Wasaaradda Xanaanada Xolaha ayaa waxay qorshaysay in qiimayntan ka dib lagu beero dhul-daaqsimeedkaasi Dhirta iyo Daaqa ka nabaad guuray Deegaanka ee lagu ogaaday Qiimayanta. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 4 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - Waqas Permalink Hustling with essays seems to be a thing of the past. This is because bestessays.com review has come to save people from the same. Before people came up with the idea of putting up this services student really got a hard time and some even ended up dropping their studies due to frustrations on the essay writing. Therefore students lets make good use of this services of this services about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Neramar Permalink новости шоу бизнеса, новости года, новости новороссии Новости Арзамаса новости края, новости июнь 2015, русские новости about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - http://awriter.org/ Permalink It is just what I was looking for and quite thorough as well. <a href="#"" a>"="" href="http://awriter.org" target="_blank">http://awriter.org">awriter.org</a>; Thanks for posting this, I saw a couple other similar posts but yours was the best so far. The ideas are strongly pointed out and clearly emphasized. about 1 month ago from Khreschatyk Street, 20-22, Kyiv, Ukraine 30.522536899999977 50.450209 http://maps.google.com/maps?z=15&q=50.450209,30.522536899999977 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Gästtt Permalink Another different aspect of artist watches is- they are not accumulation produced. Watches fabricated by acclaimed designers abide accepted for years. A being absent to resell a artist rolex Replica watches can get a college amount as the amount of rare, top end watches access with time. Rolex, Patek Philippe, Cartier, Piaget, Breguet are some of the accepted affluence watch brands.Bottom band - if you do your analysis and buy the appropriate pre-owned archetypal at a reasonable price, the amount of your watch will accordingly increase. Finally, the aloft comments apropos to amount acknowledgment are absolutely pertaining alone to pre-owned watches. Purchasing a new watch from a banker absolutely has its abode in agreement of warranty, condition, support, etc. But purchasing a new watch is absolutely like purchasing a new car, or maybe even worse. As anon as you leave the dealer, your new watch depreciates 25%. With a new watch, you may possibly see some aggrandized amount afterwards 10 or 20 years. But a pre- endemic alarm may appearance absolute accession in just 6-12 months in some cases. And affluence watches are finer anatomic jewelry. Humans buy big-ticket watches aboriginal and foremost because they accomplish them feel good. about 4 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento