Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo soo kormeeray Mashruuca beeraha Aburiin

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Mr Cali ismaaciil Xuseen  Jirde oo ay weheliyaan Agaasimaha guud ee wasaarada Beeraha, Mr Cabdilaahi ismaaciil Madaxa mashaariicda SDF Mr. Anthony iyo Ku-Xigeenka Mr. Najah Maxamuud Aaden, masuuliyiin ka socotay  Wasaaradda Beeraha iyo Wasaaradda Qorshaynta ayaa  kormeer shaqo ku tagay Mashruuca Dhaqaalaynta Ciida iyo Biyaha ee  Aburiin ee laga maalagalinayo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF Ujeedada kormeerkan ayaa ahayd xogogaal u noqoshada Habsami u socodka hawlaha shaqo ee Mashruuca (dhaqaalaynta ciida iyo Biyaha ee Aburiin) Wasiirka iyo Waftigu waxay soo kormeereen Goobaha laga fuliyay hawlaha Mashruuca  iyo kuwa ay  hada ka socoto, waxaanu warbixin ka dhagaystay Maamulaha Mashruuca Ibraahim Cumar Kaahin  oo si qoto dheer uga warbixiyay halka uu Mashruucu marayo, iyo waxyaabaha u qabsoomay. Intii Wasiirku ku guda jiray socdaalkiisa waxa uu xogwaraysi la yeeshay qaar ka mid ah bulshada kala duwan ee ku dhaqan Deeganka Mashruucu ka socdo Waftigu intii uu ku guda jiray kormeerka waxay booqdeen Xarunta Cilmibaadhista Beeraha  ee Aburiin halkaas oo uu Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Mr Cabdilaahi Ismaaciil  warbixin kooban ka siiyay Wasiirka  Goobta Cilmibaadhista Aburiin iyo ahmiyada ay u leedahay Wasaaradda, waxaanu sheegay in Goobtan loogu talagalay in kor loogu qaado aqoonta iyo Macluumaadka la xidhiidha Beeraha iyadoo laga hawlgalin doono khabiiro bixin doona tababarada  dhinaca Beeraha. Gabagabdii kormeerka , Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka & Horumarinta ayaa dhinaciisa ka hadlay  faa’iidada Mashruucani u leeyahay Qaranka Somaliland, waxaanu aad u soo dhaweeyey Xarunta  Cilmibaadhista ee Aburiin (Aburin Research Centre) isagoo xusay  in goobtani noqon doonto meel lagu kaydiyo noocyada kala duwan ee  Siidhka  ama Abuurka beeraha iyo inay soo saarto Cilmi-baadhayaal ku xeeldheer Beeraha, Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 5 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - best essay writing service Permalink I try to read this kind of informative blog posts and it will help to gain good kind and even I can have good writing ideas. We learn as readers, we use as writers. Possibly we don't generally do the best job at putting that information to utilize, however that just takes practice. After some time, our written work gets to be in a few ways an arrangement of the considerable number of things we've educated as readers, mixed together in our own remarkable formula. You can refer this online essay writing service for any kind of writing help. about 1 month ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - lora Permalink Somlia.. do we need to be comfort now thinking that now this Island is changing. We mostly heard that Somalia is famous for the robbers. Its getting changed now. Barn Lights about 1 month ago from India 78.96288000000004 20.593684 http://maps.google.com/maps?z=15&q=20.593684,78.96288000000004 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - yazzieabby Permalink I don't know what to say. This blog is fantastic. Thats not really a really huge statement, but its all I could come up with after reading this. You know so much about this subject. So much so that you made me want to learn more about it. Your blog is my stepping stone, my friend. Thanks for the heads up on this subject. cheap essay writing service about 3 weeks ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - joey chen Permalink This watch from 2006 advent of Replica Watches UK the ocean Ocean , more complex this year, equipped with the rolex replica handbags new features mechanical movement. The movement not only through new ideas layout, a special selection of Siwss Replica Watches silicon material balance spring. Silicon material in addition to corrosion than life much longer. This latest innovation and technology is precisely the best brand comment relentless pursuit of Replica Watches Outlet excellence. Harry Winston has always been to the unique aesthetic perspective interpretation techniques to the extreme attention to detail industry won unanimous approval. This watch also joined the brand new iconic mechanical design: the bridge table decorated with a circular central balance Geneva wave decoration veins (circular Ctes de Genve), and Ms. is equipped with a new design to match the series 18K rose gold Material oscillating weight. The movement specially redesigned to show the internal space, so mechanical parts in a more transparent environment to show the precise and meticulous complex functions. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Nannaku Prematho Box Office Colllection Permalink Thanks for sharing…Really Loved It… Nannaku Prematho Box Office Collection Box Office Collection Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Collection Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho Opening Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Business First Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection Nannaku Prematho 2nd Day Box Office Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Thursday Collection Nannaku Prematho 2Days Collection Total 2Days Box Office Collection of Nannaku Prematho First Day Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection about 3 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento