Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Xannaanaynta kaymaha iyo dhul-daaqsimeedka

Somaliland waa dal oomane ah, cimilladiisuna guud ahaan waa mid kulul, dalka waxaa ka dhaca abaaro soo noq noqda, iyo roob yari Heerkulka maalinlaha ah ee dalku celcelis ahaan wuxuu u dhexeeyaa 25°c—35°c, waxaa kadhacda dabayl xooggan, cirkukana inta badan daruur maleh. Qaybo badan oo kamid ah dhulka Somaliland waxaa kajira dhibaato deegaan oo ay sababtay xaalufinta, dabargo’a dhirta iyo xayawaanka, carro-guurka, boholaha iyo jeerjeexyada ay abuureen qulqulka biyuhu, waddooyinka aan qorsheysnayn, tuulooyinka soo badanaaya iyo jarista dhirta dhuxusha laga shidaayo. Dhibaatadan deegaan, ma aha mid khatar kuhaysa dhirta iyo xayawaanka oo kaliya,ee waa mid halis Ku ah dhammaan qaab-nololeedka kudhisan wax-soosaarka miyiga ee dadka reer Somaliland. Sababahan kor kuxusan dartood, Sanquuqa Horumarinta Somaliland ee loo yaqaan (SDF) waxa uu maaligelinayaa Wasaraadda  Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga, si ay u fuliso Mashruuca Tayeynta iyo Joogtaynta Maamulka Khayraadka Dabiiciga ah Mashruucu isaga oo kaashanaya bulshooyinka waxa uu diiradda saarayaa hawlo lagu joogtaynaayo xannaanaynta iyo ilaalinta deegaanka, kuwaas oo ay kamidyihiin, dayactirka iyo ilaalinta kaymaha iyo dhul-daaqsimeedka iyada oo lasmaynayo naxarro biyo qabatin ah iyo dhaamam, abuurista goobaha tarminta dhirta Mashruucu waxa uu sidoo kale xoojin iyo tayeyn kusamaynaya Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Miyiga si ay u gudato waajibaadkeeda qaran ee bixinta adeegyada muhuhiimka ah, una gaadhsiiso dhamaan lixda gobol ee dalka Mashruucu waxa uu tayeynaya awoodda hawlkarnimo ee shaqaalaha wasaraadda, waxa kale oo uu fulinayaa dhismaha 7 xafiis oo ay wasaraaddu ku leedahay gobolada iyo qalabayntooda dhallinyaradii dhuxusha shidijirtay ayaa fursado shaqo kehelay mashruucan sida qodista naxarada Mashruucu waxa uu si dhaw ulashaqeeyaa Guddiyada Horumarinta Deegaanada mashruucu kashaqeeyo, sida; Libaaxley, Geed-deeble, Debis, Gacan-libaax, Bookh, Lafaruug, Tuuyo iyo Daalo. Guddiyadu waa hormuudka horumarka ee deegaanada mashruuca lagafulinaayo waana wakillada bulshada inteeda kale . Mashruucu waxa uu tabobar siiyey 69 xubnood oo katirsan guddiyada deegaanada kor kuxusan. Guddiyadan waxaa lagu tabobaray , dhir-beerista, maamulidda dhul-daaqsimeedka , xannaanaynta ciidda iyo biyaha, kawarhaynta baahiya bulshada iyo shinni dhaqasho. Bulshooyinka kudhaqan deegaanada mashruuca lagafulanyo oo ay kamid yihiin dhuxulayaashii hore waxa ay kaheleen mashruucan fursado shaqo oo ay kamidyihiin qodista naxarada, ilaalinta goobaha naxarada lagasameeyey, dhir-beerista iyo dhaqashada shinnida . 290 shaqaale ah oo ay kujiraan kuwo hore u ahaan jiray dhuxulaysato ayaa loo tabobaray samaynta naxarada si loo hakiyo qulqulka biyaha. Sidoo kale, 100 haween ah ayaa laga qayb galiyay laguna tabarayay dhaqashada shinida iyo dhir beerista. Mashruucu waxa uu dayactir kusameeyey dhul gaadhaya 416 hector oo isugujira kaymo iyo dhul-daaqsimeed lagasameeyey naxarro biyo qabatin. Sidoo kale mashruucu wuxuu hirgeliyey xarumaha tarminta dhirta. 9ka xarumood ee tarminta dhirta ee qorsheysan, 4 kamid ah waxa laga sameeyey Debis, Libaaxley, Daallo iyo Gacan-Libaax, 5ta xarumood ee kalena waxaa laga hirgelindoonaa 5ta gobol oo kale. Wasaradda Deegaanku waxay kudedaaleysaa sidii ay hormuud uuga noqonlahayd xannaaneynta deegaanka iyo khayraadka debiiciga ah si ay tusaale fiican uugu noqoto hay’adaha kale ee dawladda. Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee (SDF) waa dhaqaale 4 sanno ah oo logu taageero dawladda Somaliland iyada oo lamaagelinaayo  kaabayaasha halbowlaha ah ee waafaqsan Qorsha Horumarinta Qaranka.   Dhaqaalahan waxaa lagu maalgeliyaa fulinta mashaariic ay soo qorteen wassaaradaha iyo  hay’adaha dawladda Somaliland. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 6 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - Scott M. Lunsford Permalink I also enjoy reading the comments,<a href="#"" a>"="" href="http://awriter.org/bestessaytipscom/" target="_blank">http://awriter.org/bestessaytipscom/">awriter.org</a>; but notice that a lot of people should stay on topic to try and add value to the original blog post. I would also encourage everyone to bookmark this page to your favorite service to help spread the word. I'll use this information for my essay topics. http://awriter.org/proessaywritingcom/ about 1 month ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Majid Ali Ahsan Permalink Global warming is now effecting natural planets quite badly and i that's really a good step to protect them by growing more trees. Really thanks to "Republic of Somaliland" for that kind of great step. Want to hire essay writer for your important writing projects? then contact with our support team urgently. about 1 month ago from 64800 Nay, France -0.2625520000000279 43.176619 http://maps.google.com/maps?z=15&q=43.176619,-0.2625520000000279 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - jameslee Permalink Very good stuff with good ideas and concepts, lots of great information and inspiration, both of which we all need. Get redirected here .. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Laursen Mccsabe Permalink Welcome to Nice Swiss Replica Watches uk store! We have Best Replica Watches as fake rolex, Breitling Replica Watches ,omega,cartier sale at cheap price.Buy best Fake Watches in uk london online shop, offer you the high quality and low price swiss Replica Watches Sale . about 1 week ago from United Kingdom -3.43597299999999 55.378051 http://maps.google.com/maps?z=15&q=55.378051,-3.43597299999999 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - joey chen Permalink Only the highest quality stones, in order to Swiss Replica Watches match with the Rolex. Used Rolex diamond and sapphire, pure quality and selection by the most stringent standards and in accordance with the finest traditions of rolex replica inlay carefully to show the most dazzling light. Rolex own gem laboratory and experienced experts using the most advanced equipment, according to the most stringent standards of Replica Watches quality control gemstones; in fact, only one percent of Cheap Replica Watches the world’s diamonds meet the quality standards of Rolex. These gems followed by the internal master stone setting, with professional skills to enhance their natural luster book. Rolex exclusive casting plant, with the purest raw materials: 18 ct gold, white gold or rose gold manufacture a unique alloy eternal. From casting, shaping to finish, the whole process is carefully carried out within the brand workshop, ensure that they achieve the quality standards of Rolex. With complete control of brand technology and strict standards in all production stages, jeweled Rolex watch to glow non-ordinary splendid light. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Nannaku Prematho Box Office Colllection Permalink Thanks for sharing…Really Loved It… Nannaku Prematho Box Office Collection Box Office Collection Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Collection Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho Opening Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Business First Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection Nannaku Prematho 2nd Day Box Office Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Thursday Collection Nannaku Prematho 2Days Collection Total 2Days Box Office Collection of Nannaku Prematho First Da