Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Qaadhaan bixiyayaasha oo soo kormeeray Mashaariicda SDF

Khabiiro ka socday qaadhaan bixiyayaasha DFID iyo DANIDA kana mid ah maalgaliyayaasha Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) ayaa maanta   kormeer shaqo ku tagay goobaha laga hergalinayo Mashaariicda Biyo Balaadhinta Hargaysa, Mashruuca wadadda Dilla kalabaydh iyo Mashruuca Dhaqaalaynta ciida iyo Biyaha ee Aburiin. Mashaariicdan. Ujeedadada kormeerkan  shaqo ayaa ahayd xogo u noqoshada xaalada ee mashaariicda iyo gogol xaadhka ku wajahan wajiga labaad ee Mashruuca Sanduuqa Horumarinta Somaliland [SDF]. Ugu horyn khubaradan ka socday qaadhaan bixiyayaasha oo ay weheliyaan Maareeyaha Guud ee Wakaalada Biyaha madaxa xafiiska DANIDA ee Somaliland ayaa booqday Xarunta Kaydka Pipeka halkaas oo uu ku soo dhaweeyey Maareeyaha Wakaalada Mr Ibrahim Siyad Yoonis, waxaanay sidoo kale warbixin ku saabsan tayada Tuumbooyinka kadhagaysteen Mr Marco oo ka socday Hay’ada UN-HABITAT. Intaas kadib Waftigu waxay soo kormeereen goobta shaqada tuumbo dhigistu ka socoto, waxaanay warbixin ku saabsan caqabadihii iyo wixii u qabsoomay ka dhagaysteen  Farsamayaqaanada goobta ka shaqaynayay iyagoo sheegay inay ilaa hada dhamaystireen 10km, 23km ee la dhigayay tuumbada biyaha qaada iyagoo sheegay in ay la kulmeen waxoogaa adayg dhulka ah kaas oo markii hore filayn Gabagabadii waxaa hadal ku saabsan ahmiyada iyo waxtarka mashruucu u leeyahay baahida ka jirta biyaha ka jeediyay Maareeyaha Guud ee Wakaalada Biyaha waxaanu uga mahad celiyay booqashada ay waftigan soo booqdeen mashruuca. Intaas kadib Khubarada ayaa gaadhay duleedka magaalada Dilla lagana fuliyo mashruuca dib udhiska waddada isu xidha Dilla/Kallabaydh ee Horumarinta Wadooyinka halkaas oo uu ku soo dhaweeyay maamulaha Mashruuca Mr Yaasiin kadib waxay warbixin ka dhagaysteen Eng-ka goobta kadib waxay socdaal ku soo mareen guud ahaan wadadda oo isugu jirta qaybta shaqadu hada ka socoto iyo inta la dhamaystiray. Gabagabdii kormeerkan shaqo waxay  soo gaadhen Deegaanka Aburiin ee laga fulinayo mashruuca Dhaqaalaynta ciida iyo Biyaha. halkaas oo ay waraysi ku saabsan waxtarka mashruuca la yeesheen qaar ka mid ah guddida iyo waxgaradka deegaanka, Maamulka mashruuca iyo qandaraaslaha fulinaya mashruuca, waxay soo indho indheeyeen Baliyada, Barkadaha, Biyo qabatinada beeraha laga hirgaliyay iyo goobta Cilmibaadhista Aburiin. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 4 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - Nikhil Sharma Permalink nice article. <a href="#"="" href="http://love2173.wordpress.com" target="_blank">http://love2173.wordpress.com">what is true love</a> about 1 month ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Jorden Boss Permalink AAA+ 2015 New Fashion Cheap Replica Watches Outlet UK, Rolex Replicas Is Very Special In Our Store.heap 2016 New Rolex Cheap Replica Watches At Our Uk Swiss Replica Watches Online Store,Gread Rolex, Breitling,Omega,Cartier Online Sale.Cheap 2015 New Rolex Replica Watches And Replica Shoes At Our Uk Swiss Fake Watches Sale Online Store,Gread Rolex, Breitling,Omega,Cartier Online Sale. about 1 week ago from United Kingdom -3.43597299999999 55.378051 http://maps.google.com/maps?z=15&q=55.378051,-3.43597299999999 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - shinee Permalink This is a Construction and development program platform and lot of information available here. How do you go about choosing an adult education program? Well, I must tell you this. That you must look out for something that will fit in your needs. Through this site research-paper-writing-online.blogspot.com for complete the education program online just like o level program. It will not be fare for you to be running halter shelter like a chicken without knowing what level you are at in any particular program. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Nannaku Prematho Box Office Colllection Permalink Thanks for sharing…Really Loved It… Nannaku Prematho Box Office Collection Box Office Collection Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Collection Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho Opening Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Business First Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection Nannaku Prematho 2nd Day Box Office Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Thursday Collection Nannaku Prematho 2Days Collection Total 2Days Box Office Collection of Nannaku Prematho First Day Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection about 3 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento