Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Madaxweyne ku xigeenka S/land oo xadhiga ka jaray Dhisme cusub oo lagu kordhiyay wasaaradda qorshaynta qaranka

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka  Cali Xuseen Ismaciil Jirde (Cali Shoombe) ayaa Maanta si wadda jir ah  Xadhiga uga jaray   Dhisme cusub oo  Labba dabaq ah loona dhisay Wasaarada Qorshaynta qaranka. Dhismahan oo ay Maalgalisay Hay’ada USAID ayaa munaasibadii loo qabtay waxaa  ka soo qaybgalay Masuuliyiinta Wasaradaasi iyo Saraakiil ka socday Hay’ada Dhismahaasi maalgalisay. Wasiirka Qorshaynta Qaranka ee Somaliland  Cali Xuseen Ismaciil Jirde (Cali Shoombe) oo ugu horeyn ka hadlay Munaasibadaasi xadhiga lagag jarayey dhismahaasi ayaa waxa uu u mahad naqay hay’adii dhismahasi u dhistay oo ah  USAID waxanu tilmaamay in dhismahaasi baahiweyn u qabeen, waxa kale oo uu sheegay in Hay’ada iyo wasaarada ay ka dhexeyso wada Shaqeyni. Ibraahin oo ka socday Hay’ada USAID oo ka hadlay Munaasibadaasi ayaa sheegay in mudadii shanta sanno ahayd ee dawladu xilka haysay ay la soo shaqeeyen. Waxanu yidhi. “Shantii sanno ee ay dawladu xilka haysay wax baddan ayaanu la soo qabanay, maanta dhismahan cusub ee labbada dabaq ah ayaanu u dhisnay, waana mid cadeynaya  in bulshada Somaliland wax loo qabanayo, Mustaqbalkana sidii aanu hore ula soo shaqeyn si ka wanaagsan ayaanu ula shaqeyndoona”Ayuu yidhi Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Saylici oo isaguna ka hadlay Munaasibadaasi ayaa tilmaamay  ahmiyada Wasaaraduhu u leeyihin qaranka isla markana ay tahay in ay helaan dhismayaal qurux baddan oo hawsha qaranka  lagu qabto. Waxanu yidhi. “Waxa noo farxad ah in aanu furno xafiisyo cusub oo lagu kordhiyey wasaarada Qorshaynta Qaranka,  oo ay maalgalisay hay’ada USAID oo dawlada maraykanka u qaabilsan Mucaawimooyinka dibada, mana ah markii ugu horeysay ee qaranka Somaliland ay hay’adani wax ku caawiso, sidaasi daraaded waa in shaqaalaha dawladu helan meel ay ku shaqeeyan, sidaad la socotaan dhammaan wasaarada dawlada wax ka socda dhismayaal qaar ay dawladu maalgaliso iyo qaar hay’aduhu ka caawiyan, Hay’adan USAID mudadii shanta sanno ee aanu xilka haynay kaalin mugleh ayey ka qaadatay dhismaha wasaarada iyo horumarinta dalkaba”Ayuu yidhi Madaxweyne Ku-xigeenku. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 5 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - yazzieabby Permalink I always love informational post which helps us to increase our knowledge. Here found new post which is best for me. cheap custom writings about 2 weeks ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Bradley Jensen Permalink These have Hermes Outlet Uk bags branding under each zip Dust bag included in the sale of this bag. The material of the YSL outlet handbags has some darkening to base and corner.Find Gucci handbags at ShopStyle UK. Shop the latest collection of Replica Gucci handbags from the most popular stores.Buy Dior replica watches online and get the best Dior outlet replica available as we only sell high quality replicas. about 1 week ago from United Kingdom -3.43597299999999 55.378051 http://maps.google.com/maps?z=15&q=55.378051,-3.43597299999999 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - joey chen Permalink This new collection has a few unique features that are Cheap Replica Handbags truly fabulous that characterize this bag on it’s own. The four exterior multi-function / cellphone pockets are nice to though your stuff in Replica Handbags Sale that you need for quick access. However, I would be extra careful as to Replica Handbags what I put in those pockets. Tis the season of pickpocketers. There are an increased number of Replica Handbags UK crimes around this crazy holiday season. The four exterior pockets, two on the side and two in the front, each have turn lock closures for that extra security.Amidst the Holiday cheer, is this new addition to the Cruise collection. This bag takes on the classic simplistic shape, decorated with a beautiful gold double chain strap. Honestly when I first say this bag it reminded me of the Classic Chanel bag. Comparatively speaking the prices run about the same for a Gucci bag versus Chanel. Both are on my top list of favorite designers. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Pradeep K Mittal Permalink Thanks for sharing such a nice information. Keep posting !!! PKMG Law Chambers about 6 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Nannaku Prematho Box Office Colllection Permalink Thanks for sharing…Really Loved It… Nannaku Prematho Box Office Collection Box Office Collection Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Collection Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho Opening Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Business First Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection Nannaku Prematho 2nd Day Box Office Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Thursday Collection Nannaku Prematho 2Days Collection Total 2Days Box Office Collection of Nannaku Prematho First Day Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection about 3 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento