Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Xilkii kala wareegay Agaasimihii hore ee Wasaaraddaasi

Munaasabadd ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimihii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Agaasimaha cusub, ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaraddaasi Waxa ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qarshaynta Cali Xuseen Ismacil (Calli Shoombe) Wasiirku-Xigeenka Mud. Cabdiraxman Yuusuf (Cabdi-wadaad), Agaasimayaasha Waaxyaaha kala duwan ee Wasaaradda, Shaqaalaha  iyo Martisharaf kale Ugu horeyn hadal uu halkaa ka jeediyey Wasiriku-Xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Mud Cabdriaxmaan Yusuf ayaa waxa uu uga mahadnaqay Agaasimihii guud ee hore hawashii uu us oo qabtay Qaranka muddadii uu Agaaismaha ka ahaa Wasaaradda Qorshaynta Qaranka isagoo Agaasimaha cusubna u rajaeeyey inuu ilaahay hawsha u fududeeyo. Waxa isaguna halkaasi ka hadlay Agaaisimihii guud ee hore ee Wasaardda Mud. Cabdirashiid Axmed Guuleed, waxanu ka warbixiyey waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda mudaddii uu Agaasimaha ka ahaa isagoo sheegay in isbel wayn oo muuqda ay ku talaabsatay Wasaaraddu. Agaasimuhu waxa uga mahadnaqay shaqaalaha Wasaaradda sidii wanaagsanayd ee ay ula shaqeeyeen, isagoo dhanka kalena xusay inay wanaagsantahay in la is cafiyo maadama oo shaqadu ay leedahay xooga in la isku yara qabto ama lagu kala aragti duwaanaado waxa la qabanayo, sidaas darteedna ay haboontahay in la is cafiyo marwalba. Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mud. Xasan Cumar Hoori oo isaguna madasha ka hadlay ayaa tilmaamay xilku inuu yahay shay la iskala xisaabtamayo ilaahay agtiisa iyo umadda dhexdeedaba loona baahanyahaya in la ilaaliyo loona guto sida ay  diintu sheegtay. Agaasimihu waxa uu xusay in loo baahanayahay in la iskaashado oo la wada shaqeeyo isagoo sheegay inaan qofna kaligii waxba qaban Karin hadaan lagu kaalmayn hawsha uu qabanayo, waxaanu balan qaaday inuu hawshaasi u gudan doono si xilkasnimo iyo daacadnimo ku dheehantahay. Ugu danbayntii waxa munaasabadda ka hadlay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mud. Cali Xuseen Ismacil (Cali Shoombe) waxa uu sheegay in muddadii yareyd ee  Agaasimihii hore ay wadda shaqeeyeen si fiican isku fahmeen isagoo ku tilmaamay Agaasimaha inuu ahaa shakhsi hawl kara, waxaanu kula dardaarmay inuu hawsha cusub ee loo igmaday uu si hagar la’aana uga shaqeeyo maadama ay tahay hawl baaxadle oo ah maalgashiga dalka isagoo u rajeeyey inuu ilaahay xilka ku asturo. Waxa kale oo uu Wasiirku ka hadlay shakhsiyadda Aagaasimaha cusub isagoo ku sifeeyey inuu yahay nin aqoonle oo Qoraaya islamarkaana Abwaan ah waxa uu wasiirku ilaahay uga baryay inuu xilka u fududeeyo, waxaana uu Wasiirku gabagabadii  xilkii u kala wareejiyey labada Agaasime. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 5 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - Louise Close Permalink Welcome to Nice Swiss Replica Watches uk store! We have Best Replica Watches as fake rolex, Breitling Replica Watches ,omega,cartier sale at cheap price.Buy best Fake Watches in uk london online shop, offer you the high quality and low price swiss Replica Watches Sale . about 1 week ago from United Kingdom -3.43597299999999 55.378051 http://maps.google.com/maps?z=15&q=55.378051,-3.43597299999999 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - joey chen Permalink Would you want a bag made completely of Mulberry Replica nylon fabric? Well, for the sake of louis vuitton replica having a bag that would be easy to clean, then I would say sure. I absolutely hate the thought and process of Replica Handbags cleaning bags; it’s easier said than done to figure out the right type of Replica Handbags UK cleaner for the right type of material. This bag would be nice to have if you don’t like the risk of cleaning your own bag or if you don’t want to send in your bag every month or so to get it cleaned. This new nylon bag can easily be cleaned by just take a damp cloth to it every so often.This is a sporty version of Coach’s well-liked Pocket Satchel, which is decorated with lavish nylon fabric. Size and function are important factors I take into consideration prior to purchasing a new bag. I need a bag that I can use for multiple purposes, such as for school, shopping, or going out. This bag is well put together for all those purposes. about 1 week ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Rohit Sabharwal Permalink Thanks for sharing such a nice information. Keep posting !! Hospital Furniture Manufacturer Your text to link about 6 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Rohit Sabharwal Permalink Thanks for sharing such a nice information. Keep posting !![url=" http://www.medicalhospitalfurnitures.com/ "]YHospital Furniture Manufacturer /url] about 6 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Nannaku Prematho Box Office Colllection Permalink Thanks for sharing…Really Loved It… Nannaku Prematho Box Office Collection Box Office Collection Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Collection Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho Opening Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Business First Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho Second Day Box Office Collection Nannaku Prematho 2nd Day Box Office Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Second Day Collection Nannaku Prematho Thursday Collection Nannaku Prematho 2Days Collection Total 2Days Box Office Collection of Nannaku Prematho First Day Collection of Nannaku Prematho Nannaku Prematho First Day Collection Nannaku Prematho 1st Day Collection Nannaku Prematho First Day Box Office Collection about 3 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento