Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Wasaaradda Qorshaynta Oo Soo Bandhigtay Xogta Adeegyada Caafimadka Iyo Waxbarashada Afar Gobol Oo Somaliland Ka Mida

Bandhigan oo lagu qabtay hotel maansoor ee magaalada Hargeisa ayaa waxaa ka soo qaybgalay xubno ka socda wasaaradaha Caafimaadka, Waxbarashada, Qorshaynta iyo hayadaha qaramada midoobay. bandhigan ayaa waxaa uu daba socday Cilmi baadhis  ay samaysay wasaaradda qorshaynta qaranka oo loogu kuur galayay adeegyada caafimadka iyo waxbarashada gobolada Maroodijeex, Saaxil, Togdheer, iyo Awdal. Cilmi baadhistan ayaa waxa wasaaradda qorshaynta ka caawinayey haayadda UNICEF. Ujeedada  bandhigan Cilmi baadhista ah, waxay ahayd in la ogaado Goobaha leh xarumo caafimaad, waxbarasho iyo meelaha  aan lahayn Shirkan  waxaa furay agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta qaranka Mudane Xassan Cumar Horri waxaanu  ka hadlay ujeedada shirkan. Intii shirkan socday waxaa lagu soo bandhigay xogo ka hadlaya macluumaadka dhulka iyo khariiradaha goobaha caafimaadka iyo waxbarashada oo ay soo bandhigeen saraakiil ka tirsan wasaaradda qorshaynta qaranka Somaliland Khadar gahayr oo ka mida shaqalaha wasaaradda qorshaynta qaranka,gaar ahaan waaxda xog ururinta ayaa waxaa uu soo jeediyey war bixin la xidhiidha  macluumadka dhulka iyo khariirada Somaliland. Dhanka kale Xuseen cabdilaahi oo ah madaxa Xafiiska macluumadka dhulka iyo khariiradaha ee Wasaaradda qorshaynta qaranka ayaa isna waxaa uu ka war bixiyey Sidii ay u sameeyeen cilmi baadhistan, soona bandhigay wakhtigay bilabeen; wakhtigii uu dhamaaday iyo marxaladihii ay soo martay Cilmibaadhistani . Dhamaadkii shirkan ayaa waxaa laysku waydaarsaday su,aalo la xidhiidha Cilmi Baadhistan . Ugu dambayn waxaa shirka soo xidhay agaasimaha waaxda xogta Xasan Jamac,  isagoo ka codsaday wasaaradaha ay khusayso inay kala shaqeeyaan isla markaana ogaadaan kana war hayaan meelaha u baahan xarumo caaafimad iyo kuwo waxbarasho Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 3 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Guest - replica handbags Permalink The newest backpack arrivals to hit your admired food are abounding of so abundant goodness. From active in your admired artist bodies to some of the mulberry outlet and a lot of well-crafted accoutrements you've apparent yet, these sleek, sharp, and are accessible for the taking. It's time to annal and dive one up now. Here's the adorableness of advance in a absolutely abundant account replica handbags : if you blooper it on your arm, your outfit's appealing abundant complete. "That was easy," you anticipate as you attending in the mirror. "One and done." Sienna Miller and Lily James apperceive absolutely what we're talking about. Both stars afresh showed off their beginning It accoutrements - by Gucci replica handbags uk and Alexander McQueen, appropriately - and they did so like actualization pros. While Lily and Sienna both wore luxe-looking coats and textured separates, their apparel were mostly neutral, cartoon all focus to their abundant artist satchels. Instantly, both ladies anchored the best dressed appellation in our book, and frankly, it all started with their purses. Apprehend on to see their acute looks in full, afresh boutique for celine outlet accent to add to your wardrobe. Do we even charge to acquaint you that you will not affliction it? about 1 month ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - prada handbags Permalink A date function is added by The replica Omega Watches models via a hand on a small sub-dial, blending practicality and elegance. the new replica Swiss Watches Cellini collection, a contemporary celebration of classicism and the eternal elegance of traditional timepieces is presented by Rolex.The?has become alike and iconic to Louis Vuitton Handbag , and it is actually a archetypal and accepted Hermes Handbags cartoon accretion absorption from humans all over the world.It seems that in the aeon of recession, befitting things simple and creating archetypal designs Christian Dior will transcend the trends. Omega Watches Christian Dior Hermes Handbags Swiss Watches Louis Vuitton Handbag about 4 weeks ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - rahul singh Permalink https://loveisgreat.wordpress.com/ https://loveisgreat.wordpress.com/ 2016/03/17/most-common-relationship-problem/ https://loveisgreat.wordpress.com/ 2016/03/17/what-is-love-all-about/ about 6 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento