Hargeysa, Somaliland. 8 February 2016 – Wefti kakooban Saddex Danjire oo kasocda dalalka Denmark, Netherlands, Norway iyo madaxa hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee dalka Ingiriiska(DFID) ee Somalia iyo Somaliland, oo ay waddamadoodu si wadajir ah u qaadhaamaan Sanduuqa Horumarinta Somaliland, ayaa booqday laba mashruuc oo laga maalgeliyey Sanduuqan.
Danjireyaasha waxaa booqashadooda kuwehelinaayey mas’uulyiin sare oo katirsan Dawladda Somaliland, waxayna soo indho-indheeyeen Mashruuca Biyo Balladhinta Hargeysa iyo Mashruuca Dayactirka Waddada Dila – Kalabaydh oo labadaba laga maalgeliyey Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF.
Mashruuca Biyo-Ballaadhinta Hargeysa waxaa si wadajir ah u maalgeliyey Midawga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF oo kalabixiyey 15 milyan oo EURO iyo 8.6 milyan oo Doolar.
Mashruuca waxa fulineysa hay’adda UN-Habitat oo kaashaneysa Wakaaladda Biyaha ee Hargeysa iyo Wasaraadda Khayraadka Biyaha ee Somaliland. Ujeedada mashruucu waa sidii loo horumarinlahaa biyaha Hargeysa, loona helilahaa biyo jaban oo nadiif ah, si kor loogu qaado nolol maalmeedka qoysaska nugul ee ku nool Hargeysa, iyada oo la balladhinayo biyo keydinta iyo qaybinta si loo helo biyo joogto ah, islamarkaana loo abuuro fursado shaqo
Waxa beeb cusub oo tayadiisu sarrayso oo hal dhuun ah lagu beddelayaa beebkii hore ee afartanka sanno jiray ee biyaha kasoo qaadijiray Geed-deeble. Beebkan cusub ee biyo qaybinta iyo xarunta cusub ee Geed-deeble ee biyo-tuurista oo la dhisidoono 12ka bilood ee soosocda waxay awood u leeyihiin in ay gudbiyaan 20 milyan oo litir oo biyo ah maalintiiba. Si loo kordhiyo waxsoosaarka biyaha, afar ceel oo cusub ayaa hadda laga dhammaystirayaa Hora Haadley. Mashruucan waxa larajaynayaa in uu dhammaado bisha January 2017. Adeegyadan aasaasiga ahi waxay sees u yihiin hawlo biyo-baalldhin ah oo hadda socda iyo kuwo mustaqbalka lafulindoono oo 132,000 oo qof oo Hargeysa ku nool fursad u siin doona in ay biyo helaan.
Tan iyo markii ladhisay waddada Dila – Kalabaydh sannadihii sideetanaadkii, dayactirka waddadan lagu sameeyey wuxuu aha mid intabadan kooban, taas oo keentay in ay wadadu six un u burburto, sida kamuuqata godadka iyo burburka kale ee wadada oo mararka qaar keenta shilal aad u xun iyo in ay wakhti badan qaadato isu socodka maalooyinka ay wadadani isku xidho. Sanduuqa Horumarinta Somalialnd (SDF) wuxuu u qoondeeyey 2.7Milyan oo doolar in lagu dayactiro 19.2Km oo ah inta u dhaxaysa magaalooyinka Kalabaydh iyo Dila iyada oo lagu salaynayo heerka caalamiga ah ee tayada waddooyinka. Mashruuca sidoo kale waxaa kamid ah samaynta calaamada waddada iyo askari-jiifa si loo sugo nabadgelyada waddada. Shaqada dayactirka waxa lafilayaa in ay dhammaato bisha June 2016, wadadan waxaa larajaynayaa in ay soo kor-dhindoonto safaro nabadelyo ah oo raaxo leh, islamarkaana uu yaraan-doono kharashkii gaadiidleyda kagelijiray dayactirk, waxa kale oo yaraandoona whakhtigii isusocodka maagaalooyinka ay waddadu isku xidho.
Dhinaca Dawladda Somaliland, waxaa xubnaha weftiga kamid ahaa Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta Mudane Cali Xuseen Ismaaciil, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Maxmed Ducaale, Wasiirka Hawlaha Guud, Guriyeynta iyo Gaadiidka Mudane Cali Xasan Maxamed iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa, Mudane Ibrhaim Siyaad.
Waxaa u hadlay Dawladda Somaliland Wasiirka Qorsheynta Qaranka iyo Horumarinta Mudane Cali Xuseen Ismaaciil(Cali Shoombe) oo yidhi “Waxaan u mahadcelinayaa Danjirayaasha nasoo booqday ee wakhtiga ku soo bixiyey sidii ay u soo arki-lahaayeen wixii ay dawladdu ku qabatay dhaqaalihii ay soo marinyeen Sanduuqa Horumarinta Somalialnd ee SDF. Nidmaaka Sanduuqa Horumarinta Somaliland waa mid lagu reeyey, islamarkaana waafaqsan nidaamka waxtarka kusalaysan ee mucaawimooyinka. Maanta waxa aynu aragnaa waa midhiihii maalgelintiina oo markhaati maddoon ah. Waxaannu ku dhiirrigelinayaa qaadhaan bixiyayaasha in Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF uu yahay habka ay Somaliland doorbiddo in mucaawimooyinka lagu soo hagaajiyo, sababta oo ah, nidaamkani waa mid shaqeeyey oo aannu anagu leenahay oo aannu sheegikarno shilinkasta halka uu galay”
Danjiraha dalka Denmark Ms. Mette Knudsen oo kuhadleysay afka weftiga ayaa tidhi “aad ayaannu u ladhacsanahay in aannu aragno natiijada iyo waxqabadka lataaban karo ee maalgelintii aannu samaynay ee Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Waxaannu rajaynaynaa in ay dadka reer Somaliland dareemi-doonaan faa’iidad dhabta ah ee taageeradayada, gaar ahaan meelaha ugu muhiimsan sida biyaha iyo kaambayaasha dhaqaalaha. Waxaannu ku dhiirigelinaysaa Dawladda Somaliland in ay hubiso joogteynta dayactirka kaabayaasha muhiimka ah ee aannu maalgelinay islamarkaana la hagaajiyey”
Sanduuqa Horumarinta Somaliland waa deeq lacageed oo loogu talagalay inuu Dawladda Somaliland ka taageero hirgelinta Qorshaha Horumarinta Somaliland (NDP). Sanduuqa waxa maalagalinaya Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan Dawalda Ingiriiska (DFID) iyo Dawaladaha Denmark, Norway iyo Netherlands
Leave your comments
Login to post a comment
Username
Password
Login
Remember me
Register
Forgot password
Post comment as a guest
Name (Required):
Email:
Website:
0
Detect Location
Submit Comment
Subscribe
Comments
Stickies
Lovies
People in this conversation
Comments (
2
)
Sort by Oldest First
Sort by Latest First
Subscribe with Email
Guest - breitling replica watches
Permalink
The biggest new feature of the
replica watches
this year was, of course, the area set aside for presentations by nine independent
swiss replica watches
makers, known as the Carré des Horlogers. Based on word-of-mouth from participants, it seems to have been in general a success, allowing what many independent brands, journalists, and clients have had to do in a very chaotic way in previous years – meeting to see new products and designs at venues offsite – to take place under one roof. Of course, non-Richemont brands have always been a part of the SIHH (Parmigiani Fleurier, Audemars Piguet, and
replica omega
are all examples), but this is the first time such a large number of
replica watches uk
makers have participated. Of these, one of the most high touch and low volume is Kari Voutilainen, whose fame among connoisseurs is out of proportion to the very small volume of watches he produces. But there's a reason his work commands the respect it does.
about 1 week ago
http://maps.google.com/maps?z=15&q=,
0
Like
Share
Short URL:
Facebook
Twitter
Guest - prada handbags
Permalink
A date function is added by The replica
Omega Watches
models via a hand on a small sub-dial, blending practicality and elegance. the new replica
Swiss Watches
Cellini collection, a contemporary celebration of classicism and the eternal elegance of traditional timepieces is presented by Rolex.The?has become alike and iconic to
Louis Vuitton Handbag
, and it is actually a archetypal and accepted
Hermes Handbags
cartoon accretion absorption from humans all over the world.It seems that in the aeon of recession, befitting things simple and creating archetypal designs
Christian Dior
will transcend the trends.
Omega Watches
Christian Dior
Hermes Handbags
Swiss Watches
Louis Vuitton Handbag
about 2 days ago
http://maps.google.com/maps?z=15&q=,
0
Like
Share
Short URL:
Facebook
Twitter
Stickies
Lovies
Powered by Komento