Munaasibad balaadhan oo ay xilka kulla kala wareegayeen wasiirkuxigeenkii hore ee wasaaradda Qorshaynta Qaranka mudane Cabdiraxmaan Yusuf Ismaaciil iyo Wasiir kuxigeenka Cusub Mudane Kaysar Cabdilaahi ayaa lagu qabtay Holl-ka shirarka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Hassan Cumar Horri oo ugu horayn furintaankii madasha kahadlay ayaa uga mahadceliyay muddadii ay wasiirkuxigeenka soo wadashaqaynayeen soona dhaweeyey wasiirkuxigeenka cusub.
wasiirkuxigeenkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cabdiraxmaan Yusuf ismaaciil ayaa ku soo dhaweeyay wasiirkuxigeenka cusub ee wasaaradda Qorshaynta Qaranka isagoo sheegay inuu ku wareejinayo w/kuxeenka cusub shaqaale ixtiraam iyo wadashaqayn Hufan leh.
Wasiirkuxigeenka cusub ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa isaguna dhankiisa u mahadceliyay madaxda iyo shaqaalaha wasaaradda Qorshaynta Qaranka sheegayna inuu si hufan oo hagar la’aana ula shaqayn doono, waxaanu sidoo kale sheegay in ay farxad dheeraad ah u tahay wadashaqaynta wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka mudane Cali Xuseen Ismail(Cali Shoombe).
Gabagabadii waxaa soo xidhay munaasibada Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Xusseen Ismaaciil(Cali Shoombe) waxaanu u mahad celiyay wasiirkuxigeenkii hore ee wasaaradda mudadii ay wada shaqaynayeen, waxaanu sidoo kale soo dhaweeyay wasiirkuxigeenka cusub ee wasaaradda isagoo sheegay in ay muddo badan soo wada shaqaynayeen, maantana isku noqdeen bahda Qorshaynta qaranka
Leave your comments
Login to post a comment
Username
Password
Login
Remember me
Register
Forgot password
Post comment as a guest
Name (Required):
Email:
Website:
0
Detect Location
Submit Comment
Subscribe
Comments
Stickies
Lovies
People in this conversation
Comments (
2
)
Sort by Oldest First
Sort by Latest First
Subscribe with Email
Guest - Zachary
Permalink
I have just heard about Somali land, As well as I know it is an independent region of Somalia and has a border with Ethiopia. I never went Somali land for visit but I
Order Custom Dissertation
for my projects.
about 3 days ago
http://maps.google.com/maps?z=15&q=,
0
Like
Share
Short URL:
Facebook
Twitter
Guest - prada handbags
Permalink
A date function is added by The replica
Omega Watches
models via a hand on a small sub-dial, blending practicality and elegance. the new replica
Swiss Watches
Cellini collection, a contemporary celebration of classicism and the eternal elegance of traditional timepieces is presented by Rolex.The?has become alike and iconic to
Louis Vuitton Handbag
, and it is actually a archetypal and accepted
Hermes Handbags
cartoon accretion absorption from humans all over the world.It seems that in the aeon of recession, befitting things simple and creating archetypal designs
Christian Dior
will transcend the trends.
Omega Watches
Christian Dior
Hermes Handbags
Swiss Watches
Louis Vuitton Handbag
about 2 days ago
http://maps.google.com/maps?z=15&q=,
0
Like
Share
Short URL:
Facebook
Twitter
Stickies
Lovies
Powered by Komento