Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo soo Gabagabaysay Olole Dhir Lagu Qaybinayay

Hargeysa, Somaliland- 7 February 2016, Wasaaradda Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga waxay dugsiga Nuradiin kusoo gebagebaysay olole qaran oo bilihii u danbeeyey ay fulinaysay  Wasaaraddu kaas oo lagu horumarinayey deegaanka, gaar ahaan kan caasimadda. Munaasibadda gunaanadka ololahan waxa kasoo qayb galay Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Marwo Shukri Xaaji Ismacil Baandare. Ujeedada ololaha ayaa ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigelinta bulshada ee ku aaddan ilaalinta iyo kor u qaadidda deegaanka iyo sidii loo horumarin lahaa bilicda goobaha waxbarashada. Intii ololahani socday waxa la qaybiyay 60,000  geed   oo loo qaybiyay ilaa 40 dugsi, iyo 4 jaamcadood oo ku yaalla Magaalada Hargiesa Ololahan waxa hal ku dheg looga dhigay "Geed Beer" waxana fulinaysay Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga oo maalgelin ka helaysa Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) Wasaaraddu iyada oo ka duulaysa waajibaadkeeda shaqo ee qaranka ay uga masuulka tahay, waxay go'aansatay in ay daboosho baahi balaadhan oo ka jirta goobaha waxbarashada iyo masaajidada oo aan lahayn dhir ku filan, waxayna furtay qabashada araajida codsiyada dhir cusub oo lagu beero goobaha waxbarasho iyo masaajidda iyada oo lagu xidhay shuruudo la xidhiidha badbaadada iyo joogteynta koritaanka dhirtaas, gaar ahaan helidda biyo lagu waraabiyo iyo in laga ilaaliyo xoolaha iyo wixii kale ee dhibaato soo gaadhsiin karaba. Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF) waxa uu ka taageeraa Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Mashruuc ku qotama horumarinta deegaanka kaas oo ka kooban saddex qaybood oo kala ah: Xoojinta Awoodda Maamul ee Wasaaradda Deegaanka ee Khayraadka Dabiiciga ah Dhismaha iyo Qalabaynta Xafiisyo cusub oo laga hirgalinayo Xarunta dhexe ee Wasaaradda ee Hargeysa iyo gobaladda iyo Degmooyinka sida Saylac Boorama, Berbera, Sheekh, Burco, Ceerigaabo iyo Laascaanood Asaasida lix urur Bulsho oo maamula kaymaha iyo lix goobood oo xanaananyta iyo abqaalida dhirta oo ku kala yaala Hargeysa, Boorma, Ceerigaabo, Laascaanood, Burco iyo Sheekh oo ay ka faa’iidaysanayaan ku dhawaad 60,000 qof Sanduuqa Horumarinta Somaliland oo ah deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu caawiyo Dawaladda Somaliland hirgelinta Mashaariicda Horumarineed, waxa maalgeliyay Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan Dawladda Ingiriiska (DFID), Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan dalka Denmark (DANIDA), iyo Dawladaha Norway iyo Netherlands. Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 12 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Load Previous Comments Guest - William Hanna Permalink This is a well maintained website. I have seen many useful websites on this topic. The author's way of writing is very excellent. I have also bookmarked this web page. Buy best London Bricks in UK about 2 months ago from London, UK -0.12775829999998223 51.5073509 http://maps.google.com/maps?z=15&q=51.5073509,-0.12775829999998223 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - rahul singh Permalink https://loveisgreat.wordpress.com/ https://loveisgreat.wordpress.com/ 2016/03/17/most-common-relationship-problem/ https://loveisgreat.wordpress.com/ 2016/03/17/what-is-love-all-about/ about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Abedo Permalink At a columnist appointment on Tuesday, she said the accoutrements were not actionable as they were not the aforementioned material, or purporting to be a Balenciaga replica handbags with a affected trademark. The Georgian artist added that his capital affair was for designs to be replica handbags functional.Demna Gvasalia told The Cut: 'My ambition is not to accomplish clothes that are absolutely new, or to be in a building — as continued as something is applied and somebody needs it in her wardrobe, again it makes faculty to me.'Demna was a co-founder of characterization Vetements but larboard to captain the affluence label, The artist alloyed and akin clashing prints to replica handbags actualize abounding dresses with handkerchief hems teamed with red and white striped tights while added looks seemed to arm-twist antiquated secretaries with sculptural interpretations of an appointment clothing teamed with polo close jumpers and ample glasses. about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - nikhil sharma Permalink http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/what-is-lovebest-theory-for-love.html http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/best-tips-for-healthy-relationship.html http://loveanddrelation.blogspot.in about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - nikhil sharma Permalink <a href="/ http://loveanddrelation.blogspot.in">loveand relationship</a> <a href="/ http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/best-tips-for-healthy-relationship.html">best tips for healthy relationship</a> <a href="/ http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/what-is-lovebest-theory-for-love.html">what is love</a> about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Gabrielly Permalink If you've never watched E!'s reality show "Rich Kids of Beverly Hills," let me paint a picture for you: it follows a group of attractive, wealthy 20-somethings as they travel the world, hit up Los Angeles's most elite hotspots, fall in love, go to spin class, frequently bicker and, of course, cheap marc jacobs shop, while meticulously capturing their day-to-day adventures on Instagram, Twitter and Snapchat. Each episode doubles as a veritable parade of designer fashion longchamp outlet uk , with Hermes handbags, Dior sunglasses, Christian Louboutin shoes and the like in heavy supply. Hashtag blessed. The series' two most-followed cast members are hilarious best dior replica friends Dorothy Wang and Morgan Stewart, whose wardrobes are as impressive in scale as their social media followings. It was clear from the very first episode that fashion plays a significant role louis vuitton replica in both of their lives: Wang's father, Roger Wang, is the CEO of Golden Eagle Retail Group, which operates department stores and malls around China; Stewart runs a blog called "Boobs and Loubs" and is currently collaborating on a line of activewear with LA-based label Touche. about 1 month ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Suraj Baba Permalink Packers and Movers Hyderabad Packers and Movers Pune Packers and Movers Bangalore about 5 days ago from New Delhi, Delhi 110001, India 77.20902120000005 28.6139391 http://maps.google.com/maps?z=15&q=28.6139391,77.20902120000005 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Suraj Baba Permalink Packers and Movers Gurgaon Packers and Movers Mumbai Packers and Movers Delhi about 5 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Suraj Baba Permalink Packers and Movers Chennai Packers and Movers Noida Packers and Movers Navi Mumbai Packers and Movers Thane Packers and Movers Ghaziabad Packers and Movers Faridabad about 5 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Suraj Baba Permalink Packers and Movers in Hyderabad Packers and Movers in Pune Packers and Movers in Bangalore Packers and Movers in Gurgaon Packers and Movers in Mumbai Packers and Movers in Delhi about 5 days ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Stickies Lovies Powered by Komento