Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Wefti Ka Tirsan Xukuumadda Somaliland Iyo Qaadhaan-Bixiyayaasha Oo Soo Kormeeray Qoolcaday

Hargeysa (08.03.2016)- Masuuliyiin sare oo ka tirsan xukuumadda Somaliland oo uu ka mid yahay Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta, Wasiirka iyo Wasiriir-u-dawlaha Wasaraadda Xannaanada Xoolaha, Wasiir ku xigeenka Kalluumaysiga, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaraddaha Kaluumaysiga Iyo Ciyaaraha, Qaar Ka mid ah Madaxdhaqmeedka Iyo Aqoonyahanka Deegaanka iyo Masuuliyiin ka socday dhanka Qaadhaan bixiyayaasha Somaliland ka taageera Horumarka. Ujeedada Socdaalkooda waftigan ayaa ahayd inay soo kormeeraan goobaha deegaanka Qolcaday ee Wasaaradda Xannaanada Xooluhu ka waddo Mashaariic horumarineed oo la xidhiidha xannaanada xoolaha iyo daryeelka deegaanka. Waftigu markii ay gaadheen Qoolcaday waxa si diiran ugu soo dhoweeyey bulshada deegaanka iyaga oo ku qaabilay farxad iyo waji furan, kadibna waxa weftigu soo kormeereen jihooyin kala duwan oo ka mid ah banka Qoolcaday, halkaas oo warbixinno ay kaga dhegaysteen dadka deegaanka oo ka warramay baahiyaha kala duwan ee ka jira deegaanka gaar ahaan dhanka biyaha, una mahadnaqay xukuumadda Somaliland iyo wefigaba iyaga oo ballan qaaday in ay diyaar u yihiin inay kala shaqeeyaan xukuumadda fulinta mashaariicda horumarineed ee deegaanka. Dhanka kalena weftiga ayaa dadka deegaanka uga warramay ujeedada safarkooda iyo barnaamijyada horumarineed ee xannaanaynta xoolaha iyo daryeelka deegaanka ee banka Qoolcaday. Wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Mudane Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo arrimahaas ka warramaya ayaa yidhi " Ujeedadada socdaalkeenu waxay tahay sidii loo dardar galin lahaa go'aanka xukuumadda ee horumarinta deegaankan ee ay isla qaateen qaadhaan bixiyayaasha, waxanan ku rajo waynahay in Mashruucani noqdo mid taabo gal oo bulshadu ka faa'idaysato" Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane Cali Ismaaciil Xuseen (Cali Shoombe), ayaa Isaguna dhankiisa yidhi “Qaadhaan-Bixiyayaasha Waxbaa Loo Sheegi Jiray Waxaanu Ku Guulaysanay Inaanu Keenay Waftigan Ka Socda Qaadhan-Bixiyayaasha Si Nabadgalayo Ahna Waa Kuwaa Ku Yimid Oo Indhahooda Ku Arkay Inaanay Jirin Wax La Isku Haystaa Bulshada Iyo Deegaankuna Ku Qanacsanyihiin Mashruucan. Aniguna Waxaan Idiin Ku Bushaaraynayaa In Mudo Aan Fogayn hawlaha Biyaha Laga Bilaabi Doono halkan" Mr Michael Thyge oo ka socday Hay'adda Horumarinta Caalamiga ah u qaabilsan Denmark ee DANIDA kuna hadlayey magaca Qaadhaan-Bixiyayayaasha ayaa Isaguna dhankiisa tilmaamay Inuu Indhihiisa Ku arkay xaqiiqda dhabta ah ee ka jirta deegaanka Isagoo sheegay In Uu La Wadaagi Doono Inta Kalena, Waxaanu Intaa ku daray Inuu dareemayo baahiyaha Yaala ee ay biyuhu ugu mudan yihiin, Waxaanu Ka dhaawaajiyey sida ay diyaarka ugu yihiim in ay kala halwgalaan xukuumadda Somaliland hirgelinta waxqabad dhab ah oo ku qotoma baahiyaas. Waxa Kale Oo Iyaguna Halkaas Ka Hadlay Xubno Ka Mida Madaxdhaqameedka Iyo Aqoonyahanka Deegaanka Qoolcaday Oo Dhamaantood Sheegay Inay Soo Dhawaynayaan Mashruucan Bulshaduna Si Fiican Uga Faa’iidaysan Doonto. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland waxay deegaanka Qoolcaday ee Koonfurta Hargeysa ka hirgelinaysaa mashruuc lagu xannanaynayo xoolaha oo kor loogu qaadayo tayadooda sidoo kalena lagu daryeelayo deegaanka, kaas oo ka kooaban adeegyo kala duwan oo dhanka biyaha, caafimaadka xoolaha iyo kor u qaadida calafka ama daaqa xoolaha. Mashruucan waxa laga maalgelinayaa Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF). Leave your comments Login to post a comment Username Password Login Remember me Register Forgot password Post comment as a guest Name (Required): Email: Website: 0 Detect Location Submit Comment Subscribe Comments Stickies Lovies People in this conversation Comments ( 14 ) Sort by Oldest First Sort by Latest First Subscribe with Email Load Previous Comments Guest - Abedo Permalink If, by chance, you're casual through Ubrique, a abundance boondocks on the way to boilerplate in accurate on the southwestern slopes of the Sierra de Grazalema, in Andalusia, you'll apprehension that the ladies accept decidedly accomplished. You'll see Chanel baguettes, Prada Frames, Lady Diors, Givenchy totes — the area of replica handbags haute luxe leatherware — and not one of them is a fake. What's the story?It begins in the 19th century, if Italian immigrants with leather-tooling abilities arrived. Their ability and superior ascendancy was so acceptable that their acceptability advance beyond Spain, and business grew. In time, the brand of replica handbags uk Chanel, Dior, Givenchy and Carolina Herrera came knocking, allurement Ubrique to accomplish their.\ about 4 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - gajraj Permalink <a href="/ http://loveanddrelation.blogspot.in">loveand relationship</a> <a href="/ http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/best-tips-for-healthy-relationship.html">best tips for healthy relationship</a> <a href="/ http://www.loveanddrelation.blogspot.in/2016/03/what-is-lovebest-theory-for-love.html">what is love</a> about 3 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Roberts Permalink This blog given so many plans and news for the blog contnet writes. The details I have find to learn more tips about the supeior papers articles. So that, I am very happy to get more knowledge on this topic. about 3 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Gabrielly Permalink The short answer is no. If you like the look of a style-conscious watch, buy it. DKNY, Michael Kors, Marc Jacobs and Tommy Hilfiger all offer replica rolex watches along with underwear, perfume or sunglasses as part of their lifestyle brands. Many of these watches have quartz movements and are produced in Asia or assembled in Switzerland using omega replica Asian components. Everything about these watches is mass-produced. The main selling point is price, usually below $200, less if you hunt around online. A few rolex replica watches deliver value via sophisticated, original design, but many simply imitate watches from famous brands. (A casual glance confirms that Rolex, Omega, Audemars Piguet and Patek Philippe replique montre have many reasons to be annoyed.) As a watch guy, I'm disappointed that most fashion brands, despite their creativity, are unwilling to produce mechanical watches, those minuscule machines with tiny parts that play the familiar ticktock sound, indicating that craftsmanship was involved in making them. about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - replica handbags Permalink US election: Donald Trump open to talks with North Korea Republican presidential candidate Donald Trump says he is willing to meet the North Korean leader to replica omega discuss Pyongyang's nuclear programme."I would speak to him, I would have no problem speaking to him," the businessman said of Kim Jong-un.The proposed meeting would mark a significant change of US policy towards thpolitically isolated regime.Democrat front-runner Hillary Clinton responded bdecrying his "bizarre fascination with foreign strongmen".The statement, from onof her aides, added replica watches uk that Mr Trump's foreign policy "made no sense".In a separate development, the BBC has learned that Mr Trump could visit the UK before the presidential election in November.Diplomats expect his visit to the UK could happen after he formally becomes the Republican party replica rolex candidate at a convntion in July.On Tuesday he released financial records claiming he holds $10 billion (£6.9 billion) in assets, although he has so far resisted calls from Democrats to release his full. about 2 months ago http://maps.google.com/maps?z=15&q=, 0 Like Share Short URL: Facebook Twitter Guest - Suraj Baba Permalink Packers and Movers Hyderabad Packers and Movers Pune Packers and Movers Bangalore about 1 month ago from New Delhi, Delhi 110001, India 77.20902120000005 28.6139391 http://maps.google.com/maps?z=15