Halkan ka Daawo: Kulanka Wasiirka Qorshaynta Qaranka iyo Hay'adaha Caalamiga ah Wasiirka iyo Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Harumarinta Qaranka ayaa kulan la yeeshay Hay'adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala Somaliland