Halkan ka Daawo: Shirka Wasaaradda Qorshayntu u Qabatay Waaxaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay'adaha Dawladda
Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka oo shir u qabatay waaxaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hayadaha Dawladda. shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan Agaasimayaasha waaxaha wasaaradaha iyo hay'adaha dawlada oo ka qabsoomay xarunta wasaarada qorshaynta ayay ujeedadiisu ahayd sidii loo daah furi lahaa isla markaana layskula falanqayn lahaa qaabkii loo diyaarin lahaa Qorshaha ay yeelanayaan wadaagayaasha ku bohoobay Qorshaha Horumarinta Qaranka ee labaad (NDP2).