Somaliland Ministry of Planning Logo
Republic of Somaliland

Ministry of National Planning

and Development

Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Horumarinta

Daawo: Golaha Wasiirada Somaliland oo kulan la qaatay wafti ka socday Qaramada midoobay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka warbixiyay.

Daawo: Golaha Wasiirada Somaliland oo kulan la qaatay wafti ka socday Qaramada midoobay iyo Wasiirka Qorshaynta oo ka warbixiyay. Golaha Wasiiradda Qaranka Somaliland oo kulan la qaatay wafti ka socday Qaramada midoobay iyo Wasiirka Qorshaynta Mud. Cawale Ibrahim Shirwac oo ka warbixiyay Qodobada ay ka wada hadleen.