Republic of Somaliland
Ministry of National Planning and Development
Search...
Shirkan oo ka qabsoomay hotel maansoor ee magaalada hargeisa ayaa waxaa lagaga wada hadlayey sidii loo midayn lahaa shirarka wadaagayaasha, shirarkan oo ay gaar u kala qabsan jireen urarada caalamiga,kuwa dawliga ah iyo kuwa wadaniga ahba .
Read More
Comment (9)
Hits: 449
Munaasabadd ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimihii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Agaasimaha cusub, ayaa lagu qabtay Xarunta Wasaaraddaasi
Waxa ka soo qaybgalay Wasiirka Wasaaradda Qarshaynta Cali Xuseen Ismacil (Calli Shoombe) Wasiirku-Xigeenka Mud. Cabdiraxman Yuusuf (Cabdi-wadaad), Agaasimayaasha Waaxyaaha kala duwan ee Wasaaradda, Shaqaalaha iyo Martisharaf kale
Read More
Comment (11)
Hits: 562
Wasiirrada Madaxtooyada, Biyaha iyo Qorshaynta iyo Maareeyaha Wakaaladda Biyaha oo asteeyey bilowga dhismaha kaamka ugu wayn ee biyo-tuurka iyo kormeerka shaqada mashruuca
Wasiirro ka tirsan xukuumadda Somaliland iyo madaxda Wakaaladda Biyaha Hargeysa, ayaa dhagax-dhigay dhismaha xarunta biyo-tuurka (pumping station) ugu wayn ee biyo-soo-saarka Geed-deeble shalay, kaas oo noqonaya qaybtii u dambaysay ee shaqadiisa la gudo galo mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa ee ay maalgaliyeen Midowga Yurub iyo Sanduuqa Horumarinta Somaliland (SDF).
Read More
Comment (12)
Hits: 483
Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxman Cabdilaahi Ismaciil (Saylici) iyo Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Cali Xuseen Ismaciil Jirde (Cali Shoombe) ayaa Maanta si wadda jir ah Xadhiga uga jaray Dhisme cusub oo Labba dabaq ah loona dhisay Wasaarada Qorshaynta qaranka.
Read More
Comment (17)
Hits: 494
Heshiiskan oo ay gorfayntiisu socotay mudo islamarkaana soo maray marxalado kala duwan oo ay gadhwadeen ka ahayd Wasaaradda Qorshayta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, waxaana uu heshiisku ka taageeri doona Adeegyada sharciga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Baanka dhexe ee Somaliland.
Read More
Comment (12)
Hits: 571
Qaadhaan bixiyayaasha oo soo kormeeray Mashaariicda SDF
Xannaanaynta kaymaha iyo dhul-daaqsimeedka
Kulan Nayroobi Ku Dhexmaray Somaliland Iyo Beesha Caalamka
Wasiirka Qorshaynta Qaranka oo soo kormeeray Mashruuca beeraha Aburiin
Follow via Facebook
Follow via Twitter
Follow via Google+
Follow via Youtube
Today
48
Yesterday
166
This Week
48
This Month
3893
All Days
46636
UNITED STATES
This page uses the IP-to-Country Database provided by WebHosting.Info (http://www.webhosting.info), available from http://ip-to-country.webhosting.info